Diiwaan Gelintu Wee Furan Tahay
Fasallo Tayo Sare Leh

Waxaan kuu heynaa fasalo tayo sare leh oo dhigayaan macallimiin khibrad leh, ku habboon carruurta da kasta ah

Baridda Tajwiidka

Kordhi tajwiid ka akhriska Quraanka ee ilmahaaga. Waxaan carruurta barnaa sixidda xeerarka tajwiidka anaga oo uqabano tartamo

Fasallada Xifdinta

Fasalada xifidnta quraanka kariimka ee lagu tartan siinayo ardayda , sarena lagu qaadayo heerkooda xifdineed iyo tajwiidka

Jadwal laga shaqeeyay

Waxaan u sameynaa jadwal ku saleysan baahiyaha waxbarasho ee caruurta, anaga oo marwaliba la socona , carruurta xaaladooda iyo daryeelkooda

About Image
Dadaalkeena sare Waa waxbarida carruurta

Ku soo dhawaaw Markazka Nurtaqwa

Waxaan naga goan inaan awood siinno jiilka cusub ee Muslimiinta anagoo bixineyna waxbarasho dhammeystiran oo tayo sare leh. Waxbarashada aan siino ardayda, waxee diiradda saartaa xifdinta Quraanka, Tajwiidka, sixidda carabka, qoraalka iyo tarbiyada carruurta. Markazku wuxuu leeyahay xanaanada carruurta oo bixisa daryeel iyo waxbarasho isku dhafan. Carruurtu waxay ku baranayaan akhlaaqda wanaagsan, asaasiga diinta, iyo hab-dhaqanka bulsho, iyadoo la hubinayo in ay ku jiraan jawi nabdoon oo tayo sare leh. Markazka Nuuru Taqwa wuxuu qabtaa muxaadarooyin, siminaarro, iyo dood-cilmiyeedyo kor u qaadaya wadajirka iyo isku xirnaanta bulshada. Ujeedadu waa in la abuuro bulsho is taageerta oo wadaaga qiimaha Islaamka.

Sii Akhri
koorsooyinka

Waxbarashada Aan Bixino

muuqaalada

Muuqaaladii Udambeeyay

Nagala soo xariir

Ma ubaahan tahay caawimaad?

Contact Us